Garabyeel

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Garab u noqod; taageero; hiill.


Garabyeel

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-eelay, -eeshay)

Gacanqabasho; taageero sii.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga garabyeel

garabyeelid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg