Garangari

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Wax wareegsan dilindillayn. ld garaangari, garaangiri, giraangiri, girangiri, gi.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga garangari

garaangarid | garaangarin | garaangaris | garaangirid | garaangirin | garaangiris | garangarid | garangarin | garangaris |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg