Garawaan

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-nno, m.dh)

Koob bir ah oo dheg leh oo wax lagu shubt.


Garawaan

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-nno, m.l)

Awr badan oo badeeco sida; safa.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga garawaan


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg