garbabbeel
(m.l)

1. Dhaawac gaara garbaha gaadiidka la rarto. 2. ld garbabbeeli.

garbabbeel
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-eelay, -eeshay)

Gaadiid la rarto garbaha ka dhaawacmi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh garbabbeel

garbabbeelid [m.f.dh]
eeg garbabbeel². ld garbabbeel¹ (2.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg