Garfaad

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Libaax badeedka jaad ka mid ah oo leh oogo xaleefsan oo u eg shimbir duulaya iyo dabo sida xarig yar u dhuuba.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga garfaad


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg