Gargoo
Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-ooyay, -ooysay)U g.: laba qof ama ka badan oo wax isku haysta dhexdhexaadi.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gargoo ↴
gargeer | gargoof | gargoor | gargoorre | gargooyo | naqdac |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg