Garooman
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)Wax aan geeso lahayn ahaansho (neef riyo ama lo'ah.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga garooman ↴
garoomanaan | garoomanaansho | garoonnaan | garoonnaansho |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

