Garraw

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Nooc cawska xooluhu daaqaan ka mid ah. 2. Gebi leh cusbo xooluhu ka leefaan. ld garro.

Garraw

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-raabay, -rowday; -raabi)

U g.: qof wax sameeyey, arrinta ama sababta ku jiidey, inaan laga fursan karin oo ay garti ahayd aqoonsasho, u qiri.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga garraw

garrow |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg