Garsoore

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rayaal, m.l/dh)

1. Nin sharci yaqaan ah oo u idman inuu dadka u garnaqo. 2. Ninka ciyaaraha kubbadda dhexdhexaadiy.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga garsoore

garsoornimo | seeriwale |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg