Garsurre

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Meel sare oo inta laga boodo gacmaha lagu qabsado oo xoog kor laysugu qaado taniyo inta meel astaysan garka laga soo surt.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga garsurre

garsurrayn | garsurree |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg