Garwaax
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:Jeex harag ah, megdeysan, dacallada farqo ku leh la garwaaxeedsado oo dhallinyaradu ku shirtagaa.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga garwaax ↴
garwaaxaysad | garwaaxaysasho | garwaaxaysi | garwaaxayso | garwaaxeed | garwaaxeedsad | garwaaxeedsasho | garwaaxeedsi | garwaaxeedso |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

