Gasariir

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-rro, m.dh)

Ceeb wey.


Gasariir

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Abaar daran. 2. Turriinsho la'aan; naxdiin la'aan. ld geseriir.


Gasariir

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

1. Wax abaar darani heshay ahaansho. 2. Wax aan raxmad lahayn noqosho. ld geseriir.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gasariir

gasariirid | gerseriir | geseriir | geseriir | geseriirid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg