Gashaan

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-nno, m.dh)

Nin, naag uusan qabin ula dhaqmo sida ooridiisii.


Gashaan

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Naag, nin aan qabin ula dhaqanto sida saygeeda. 2. ld gashaant.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gashaan

gashaanti | gashaantinnimo |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg