Gaso
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)1. Raarta xerada xoolaha. 2. Xera xoolad. 3. Meel siman, dhir badan leh, biyabaxo ah oo buuro u dho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gaso ↴
gasaysan | gasayso | gasee |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg