Gayax

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Nooc kalluunka badda ka mid ah. 2. G. ah (nirig): aan weli ababin oo caana keliya ku noo.

Gayax

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Mullaax mayrax ah oo naasaha geela looga xero si aan qaanku u nuugin. 2. G. ah: hal ilmihii ka dhinteen ama laga qalay oo irmaan oo igarnimo lagu maal.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gayax

xagjir |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg