Geedqaad

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Geeda ka jaridda meel beer ah wax kale laga dhigayo. 2. G. ah: beer hal mar la geedqaaday. 3. ld geedqaadid. ld oodqaad.

Geedqaad

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-aaday, -aatay)

Geed ka jarid (dhul). ld oodqaad.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga geedqaad

oodqaad | oodqaad | oodqaadid | geedqaadid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg