Geeraar

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-rro, m.dh)

Maansada qayb ka mid ah oo gabayga ka tix gaaban, si gaar ahna loogu luuqeey.


Geeraar

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Geeraar tiri.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga geeraar

geeraarid | geeraarshaa | geeraarshe | masrax |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg