Geesaas
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:1. Baroorta naagaha. 2. Baroor- diiq aan dhab ahayn. 3. Ugax gacanta lagu sameeyey. ld geesaasi.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga geesaas ↴
geesaasid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

