Geesacarro

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Neef leh geeso aan jirriddooda lafta madaxa haysan oo marka la taabto ruxanayaa.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga geesacarro


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg