Geyllan

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Dadaal badan. 2. Si daran oo loo dagaallam.


Geyllan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-amay, -antay; -ami)

1. Dadaal badan muujin. 2. Si daran u dagaallami.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga geyllan

geyllamid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg