Gibli

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

(c.cimi.) Dabayl qallalan oo kulul, kana dhacda dalka Libiya ee Woqooyiga Afrika oo gaarta ilaa Yuru.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gibli


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg