Gigtir

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

ld gigtiri.


Gigtir

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Maro iwm si laalaabka loo bi'iyo aad u kala jiidi.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gigtir

gigtiran | gigtirid | gigtirnaan | gigtirnaansho |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg