Giis
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:1. Cod gaaban oo lagu heeso ama lagu gabyo. 2. Maanso; guluuluc. 3. ld giisi.
Giis
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-say, -stay)Cod gaaban ku heesid; guluuluci.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga giis ↴
giisid |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

