Godkucarar

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

G. ah: dhurwaa iwm oo habeennimo ugaarsi ku daahay oo waagii ku baryey oo baryey oo godkiisii tiigaaya. ld godkuroo.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga godkucarar


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg