Godol

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Caano hal mar candho irmaan ku soo dhaca. 2. ld godli.


Godol

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-dlay, -doshay; -dli)

Neef irmaan si loo maalo candhada ka salaaxid. ld godli.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga godol

gaaggax | godli | godlid | godlo | qamanyuus |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg