Golacas

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Nooc sagaarada ka mid ah. 2. Qorraxda galabnimo, gaar ahaan markay ugu kulushahay. 3. Dawaco khatar ah.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga golacas


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg