Golajoog

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Haybad iyo muuqaal qurxoon oo qof leeyahay. 2. Goobjoog. 3. Qof waaya-aragnimo dheeraad u leh sida garta loo qaado.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga golajoog

haybad |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg