Gondagal

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Wax hoosta laga galo, si loo dugsado ama dhibaato loogaga gaashaansho.


Gondagal

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-lay, -ashay)

Wax hoosta ka gelid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gondagal

gondagelid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg