Gongon

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Hoor yar oo weel salkiisa ku haray; goror.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gongon

gongonsad | gongonsasho | gongonsi | gongonso |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg