Goobyaal
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:1. Geed dhuuban oo aan caleen lahayn oo mariid halis ah leh. 2. Qof aan tartammada ku guulaysan. 3. Warwareegidda la warwareego iyada oo wax ka sugayo.
Goobyaal
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-yiil, -tiil; -aalli)Warwareegid iyado wax la sugayo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga goobyaal ↴
goobyaalid |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

