Good

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-dad, m.l)

1. Halaq midab guduud-xigeen iyo sun halis ah leh oo madaxa ka madow. 2. Nin ku caanbaxay ciyaar gaar ah.


Good

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-dad, m.l)

Maro; dhar; go'.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga good

faalaxgooddi | faalaxgooddin | faalaxgooddis | faalaxgooddiyid | gaadeeryo | orgood | urugood | yalaalugood | afardhegood | cilmidhegood |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg