Googgaale

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Halxiraale da'yartu isku maaweeliso, oo ay isku xujeeyaan sheegidda macnaha sarbeebta ah.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga googgaale

googgaa | googgaaleysad | googgaaleysasho | googgaaleysi | googgaaleyso |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg