Gooh
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Nooc ka mid ah ololka geela. 2. Catow.
Gooh
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-hay, -hday)1. Neef geel ah ololid. 2. Cataabid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gooh ↴
goohid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg