gooni-u-goosasho
(m.dh)

(siyaa.) Ka goosasho koox, ama gobol uu ka goosto kooxdii ka weynayd ama waddan marka la kala qeybiyo sidii hore uu ahaa, ama uu ka go'a koox.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gooni-u-goosasho

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg