Goonjab

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Xanuun dhafoorka aad u xanuujiya. ld goonjebshe.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga goonjab

dhanjaf | goonjebshe | shaqiiqato |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg