Goonnibbaar

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Wax toogashada lagu barto. ld goolobbaar¹.


Goonnibbaar

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Wax xabbad ku ridid. ld goolibbaar².


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga goonnibbaar

goolibbaar | goolibbaar | goolibbaarid | goonnibbaarid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg