Gooryoon
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:Harraad aad u badan; asqo.
Gooryoon
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-oomay, -oontay; -oomi)Nafley aad u harraadid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gooryoon ↴
gooryoomid |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

