Gorofleged
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:Lugta dambe ee geela meesha maqaarka adag leh oo marka uu fadhiyo dhulka ku hayo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gorofleged ↴
gaatir |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

