Gorros

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Madaxa oo hoos loo laalaadiyo. 2. ld gorrosid.


Gorros

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-say, -stay)

Madax hoos u laalaadin (ido).


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gorros

gorrosid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg