Gowriir
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:1. Qandood. 2. ld gowriirid.
Gowriir
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Dul g.: wax ku qandoodsasho; wax ku kor foorarso. ld gowriirso.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gowriir ↴
gowriirid | gowriirsad | gowriirsasho | gowriirsi | gowriirso |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

