Gubad
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. ld gubato. Dhul dab geedihii sare ka dhammeeyey. 2. Dab. 3. ld gubasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gubad ↴
cagagubad | diillin | gubasho | gubato |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg