Gudbin-firfircoon
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:(baay.) Socodka walxahu ay kaga gudbiyaan xuubabka unugyo nool, inta badan wuxuu ka soo horjeedaa ribnaanta tiro: waa dariiqad u baahan tamar dheefsasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gudbin-firfircoon ↴
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

