gudniinka-ragga
(m.l)(daaw.) Buuryada wiilasha oo la gooyo sida badan waxa loo sameeyaa sabab diimeed ama caado, laakiin mararka qaarkood daweyn ayuu noqdaa.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gudniinka-ragga ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg