guggundhaw
(m.l)

Koor hal carrab leh oo jalaqda ka weyn boodaantana ka yar oo geela loo xiro.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh guggundhaw

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg