Guhaad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Baxaalli; dabci. 2. Caro, xanaaq.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga guhaad

guhaadi | guhaadin | guhaadis | gurxan |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg