Gulfi

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

1. Ciidan dagaal gelin. 2. Orod aan xawli lahayn ordid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gulfi

gulfid | gulfin | gulfis | guluf |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg