Gulukows burburin
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(baay.) Falgallo bayokiimikeed oo taxane ah, oo guluukowsta loo jejebiyo bayruufeyt iyada oo loo sii daynayo tamar loo isticmaali karo qaabka ATP.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gulukows burburin ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg