Gumaad

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Baabi'inta wax la baabi'iyo. 2. ld gumaadid.


Gumaad

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-aaday, -aatay)

Wax baabi'in.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gumaad

askax | gumaadid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg