Gundhawr

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Bartamaha gaashaanka. 2. Xoogaa masaggo ah oo lagu reebo mooyaha marka wax lagu tumayo.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gundhawr


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg