Gunnee

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-neeyay, -neysay)

1. Cid gunno siin. 2. Caano sanka u saarid sac aan godlanayn oo la doonayo in la liso.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gunnee

gunneyn |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg